Sign in to follow this  
Deeq A.

Banaan-bax weyn oo saaka ka socda magaalada Jigjiga

Recommended Posts

Deeq A.   
3-21.jpg?resize=960%2C640&ssl=1

Magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad degaanka Soomaalida DDS waxa saaka ka socda bannaan-bax weyn oo looga horjeedo xasuuq la sheegay in Canfartu ka gaysteen gobolka SITI.

Dibad-baxayaasha ayaa ka caraysan weerarkii malayshiyaadka Canfartu ku qaadeen degaanka lagu magacaabo Garbo-ciise oo ka tirsan gobolka SITI halkaas oo lagu laayay dad rayid ah.

Dumar iyo carruur badan ayaa sida la xaqiijiyay lagu laayay weerarkii u dambeeyay ee Canfartu ku qaadday tuulada Garbo-ciise inkasoo markii dambe laga saaray.

PUNTLAND POST

The post Banaan-bax weyn oo saaka ka socda magaalada Jigjiga appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this