Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddiga xallinta Khilaafaadka oo ku wajahan Kismaayo

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Soomaaliya Cabdullahi Abyan Nuur iyo wafti uu hogaaminayo ayaa saaka u safraya Dowlad Goballeedka Jubbaland.

Xubnahan Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka ee ku wajahan Jubaland oo ka kooban 5 xubnood ayaa goobjoog ka noqon doona Doorashada Aqalka sare ee senitorada kasoo baxaya Dowlad Goboleedka Jubaland oo maalinta Khamiista ka dhici doonta Magaalada Kismaayo.

Waxaa hore ugu sugnaa Jubaland Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka heer Federaal iyo xubno ka tirsna guddigaas.

PUNTLAND POST

The post Guddiga xallinta Khilaafaadka oo ku wajahan Kismaayo appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this