Deeq A. Posted July 27, 2021 Wasaarada arimaha Gudaha ayaa sheegtay inay xilkii ka qaaday Caaqil Nuur xaaji cabdilaahi Heetiye oo ka mid ahaa Cuqaasha Gobolka Togdheer. Caaqilka ayaa dhawaan ka qayb galay caleemo Saar aanay Xukuumaddu ogolayn oo ka dhacay Degmada Balidhiig oo lagu caano shubayay Suldaan Abokor Cumar aadan. Source Share this post Link to post Share on other sites