Sign in to follow this  
Deeq A.

Wax Ka Ogow Shirka Uu Rooble London u aaday ee Waxbarashada

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Rooble ayaa ku sugan London caasimadda Ingiriiska si uu ga qeyb galo Shirka waxbarashada adduunka, kaas oo socon doona 28 – 29 July.

Shirkan oo looga hadlayo arrimaha Waxbarshada caalamka, waxaa shir guddoominaya ra’isul wasaaraha Ingiriiska Boris Johnson iyo Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta.

Madaxda ka qeyb galeysa ra’isul wasaare Rooble kasokow waxaa ka mid ah : Madaxweyneyaasha Malawi Chakwera, Nageria Bukhaari iyo Madaxweynaha Liberia Dr Julius Maada Bio.

 

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this