Sign in to follow this  
Deeq A.

Dawlada hoose ee Hargeysa oo banayn iyo hagaajin ka bilowday wadooyinka

Recommended Posts

Deeq A.   
  1. IMG_20210726_100831714-576x1024.jpg IMG_20210726_100829871-576x1024.jpg IMG_20210726_100703102-576x1024.jpg IMG_20210726_100708629_BURST001-576x1024 IMG_20210726_100706593-576x1024.jpg IMG_20210726_100923713-576x1024.jpg IMG_20210726_100920770-576x1024.jpg IMG_20210726_100708629_BURST000_COVER_TO

Dawlada house ee Hargeysa ayaa bilowday banaynta meelihii ay biyaha roobku Ka bixi lahaayeen xili roobaadka oo xidhnaa in mudo dheer ah, sidoo kale waxa ay shaqaalaha dawlada hoose baneeyeen dhabadii ay dadwaynahu mari lahaayeen oo xidhnaa  taasi oo dadwaynaha lugaynaaya iyo baabuurtu ay is garab mari jireen halis badanina ka taagnayd maamulka dawlada hoose oo mudo 3 todobaad xilka hayay ayaa ay sugaysaa hawl culusi hase ahaatee talaabadan ay ilaa shalay ku jireen ayaa ah bilow fiican oo ay dadweynaha caasimadu ay aad ugu riyaaqeen

IMG_20210725_094243265-576x1024.jpg

 

 

 

 

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this