Sign in to follow this  
Deeq A.

Daawo:M/weyne Muse Biixi oo Kulan sagootina Qasriga Madaxtooyada kula yeeshay Safiirka Midowga Yurub Nicolás Berlanga.

Recommended Posts

Deeq A.   

M/weyne Muse Biixi oo Kulan sagootina Qasriga Madaxtooyada kula yeeshay Safiirka Midowga Yurub Nicolás Berlanga.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan Sagootin Ah La Yeeshay Safiirka Midowga Yurub Amb. Nicolás Berlanga.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan sagootin ah la yeeshay safiirka midawga yurub Amb. Nicolás Berlanga oo dalka Jamhuuriyadda Somaliland ku jooga safarkiisi shaqo ee ugu danbeeyey.
Halkan ka Daawo Muqaalka Warkan:-

 

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this