Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxay yihiin shuruudaha cabashooyinka Aqalka Sare?

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_16271581052281109.jpg?resize=714%

Guddiga Xallinta Khilaafaaadka Doorashada Dadban ee 2020/2021 ayaa soo saaray shuruudaha cabashooyinka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Guddiga wuxuu sheegay in ay cabasho u soo gudbin karaan murashax soo buuxiyay shuruudaha musharaxnimada Aqalka Sare, xildhibaannada dowlad goboleedyada iyo xubnaha ergada loo xulay in ay u codeeyaan tartamayaasha Aqalka sare ee Somaliland.

Sidoo kale waxaa shuruudaha cabashooyinka Aqalka Sare ka mid ah lacag diiwaangelin cabasho oo dhan 3,000 oo dollar (saddex kun oo dollar).

Guddiga Xallinta Khilaafaaadka Doorashada wuxuu tilmaamay in qofkii cabanaya ee soo buuxiyo shuruudaha cabashada loogu garnaqayo muddo 7 malmood gudahooda.

FB_IMG_16271565745908345.jpg?resize=627%

PUNTLAND POST

The post Maxay yihiin shuruudaha cabashooyinka Aqalka Sare? appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this