Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland: Guddi loo magacaabay qaban-qaabada xuska 1-da Agoosto

Recommended Posts

Deeq A.   
Deni.png?resize=587%2C331&ssl=1

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa guddi u magacaabay qaban-qaabada iyo diyaarinta xaflada xuska maalinta 1-da Agoosto 2021, oo ku beegan sanad-guuradii 23 ee aasaaskii Puntland.

Guddiga oo ka kooban 7 xubnood ayaa kala ah:

1. Xasan Shire Cabdi Wasiirka, Wasaaradda Maaliyadda (Guddoomiye)

2. Cabdisamed Maxamed Gallan, Wasiirka Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta (Xubin)

3. Aamino Cismaan Jaamac, Wasiirka Wasaaradda Haweenka (Xubin)

4. Jaamac Faarax Muuse, Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha (Xubin)

5. Cabdisalaan Siciid Faarax, Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta (Xubin)

6. Cabdi Xasan Xuseen, Taliyaha Ciidanka Booliska (Xubin)

7. Maxamed Cabdirashiid Cali, Agaasimaha Guud Madaxtooyada (Xubin)


PUNTLAND POST

The post Puntland: Guddi loo magacaabay qaban-qaabada xuska 1-da Agoosto appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this