Sign in to follow this  
Deeq A.

Taliyihii Ciidanka Booliska Ee Degmada Gar’adag Oo Maanta La Aasay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Alle haw naxariiste waxaa maanta lagu aasay degmada Gar’adag taliyihii saldhiga booliska ee degmadaasi Cabaas Maxamed Diiriye oo shalay isagoo ku jira hawlgal amni ku geeriyooday deegaankaasi .

Marxuumka ayaa kamid ahaa dhalinyaradii kusoo baxay barnaamijka carbiska shaqo qaran oo uu ka gaadhay darajada laba xidigle.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this