Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirka Warfaafinta S/land oo Wefti ka socda Dalka Jabuuti ku soo dhaweeyay Hargeisa+Ujeedada Socdaalka Weftiga.

Recommended Posts

Deeq A.   
Wasiirka Warfaafinta S/land oo Wefti ka socda Dalka Jabuuti ku soo dhaweeyay Hargeisa.

Wasiira warfaafinta somaliland oo ay Weheliyaan wasiir kuxigeenka wasaarada arimaha dibada Gudoomiyaha xarunta dhaqanka hargaysa iyo safiirka jabuuti ufadhiya hargaysa ayaa madaar cigaal International Airport kusoo dhaweeyay wafti ka socda dalka jabuuti oo ah hogaaminayso wasiirka ciyaaraha iyo dhaqanka dalka jabuuti marwo Hibo Muumin.

jauti.pngJABUUTI1-1.png

Wasiirka warfaafinta ayaa ka hadlay ujeedada socdaalka waftigan ka socda dalka jabuuti oo magaalada hargaysa kaga qaybgali doona bandhiga buugaagta caalamiga ah.

wasiirka-jabuuti.pngHARGAYSA-1.png

Dhanka wasiirka ciyaaraha iyo dhaqanka jabuuti ayaa ka mahad celisay soo dhawayntan iyadoo sharaxday ujeedada socdaalkeeda iyo xubnaha kale ee ku weheliya.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this