Duufaan Posted August 3, 2021 On 7/29/2021 at 5:43 AM, Mastermind said: You can understand quite a bit because you lived in the South. Most people who lived in the South at some point know certain Maay words like "ariiroow meey fadaase", xagee dhuuryaysasa" etc but it is not intelligible to Af maxaatiri speaker in Gaalkacyo or Hargaysa. Look at this poem in Af maay and tell us what it means: Ganaane gubow gaala guuriow Gooble maahinoo Geelidle ma goynin Gembi iyo waran guraantiis aa loogu soo gayooday, Gooble Gacalkiisa guri curad aa looga soo guuray Haddana nin walba aa Soo gamgamohaayo, goofka beereed waa la goostay, gelgeshii Gaashada daaqeysana waa la goostay, gunta intee la geyn doonaa? Gobroontii soo gaartay Gobroontaan ma ahayn, gargooye Ibraahim Cumar Xaaji goodaalka adunyada markii joogeen, Awow Gaduud Cali - Mahinoo - Awow Gaduud Cali Abukar, Yusuf Maxamuud iyo goodaalka Addunka markii joogeen, ganuunka ganuunkan ma ahayn, Awow Gudgudoome Cumar Adeerow goodaalka aduunka markii joogeen Ganuunka ganuunkan ma ahayn. Beereed waa la goostay, gelgeshii Gaasha la la goostay, gaasha intee loola guuraa ? Ganaane gubowow, gaala guuriow-aa Gelgeshii la goostay go'aan maad ka gaart-aa (gaartay) ? In short translation your selected poem, has same meaning and porpuse as Ismaaciil Mire famous poem- Guugguulayahow 1) Guuguulayahoow haddaad gu'ga u ooyeysid 2) Haddaad mooddey keligaa in uu gubayo jiilaalku 3) Ama aad gabooyaha ku madhan gama' la diidayso 4) Giddigood addoomaha waxaa gaadhey nabar weyne 5) Abaar gaag ma reebaa dhacdiyo Gaatamoo kale e 6) Gartaa ma aha keligaa indaad gaar u cabataaye 7) Guumeys cirro leh baan ahee waar aan ku gaadhsiiyo Geelii adduunka u adkaa gobo’ la weydowye 9) Golihii ka kici waa raggii geydho hayn jiraye 10 Tuuladuu il gabadh-leynayaa gobol barbaarkiiye 11) Hadduuna timirtan goob dhigi lahaa jiingaday geline 12) Nina uma gargaareen haddaan gaadhka laga hayne 13) Gumburigii badhbaa joogsadiyo gorayo-cawshiiye 14) Saryankii garbaha weyn lahaa goob ka kici waaye 15) Waxa goonidaaqii habsaday gubaddadii Hawde 16) Garanuugta iyo deeradii gaag yar baa hadhaye 17) Gobey iyo askari geyfan baa goodirkii jaraye 18) Guuyadiyo jiiskii hadday kala gol waayeene 19) Kama guuxo aargoonlihii geliga toomoode 20) Shabeelkii gabraar lagu idlee Giiro layn jiraye 21) Oo godadkii kama soo ciyaan gabanadiisiiye 22) Hargihiisa nimankii gataa guuldarra u sidaye 23) Gaadiidkii la dhaansanahayiyo giindhaygii madhaye 24) Ahminkii la gawrici jiriyo gaabay adhigiiye 25) Goggii subagga laga dhoobi jirey haatan gorofowye 26) Basaas baa timihii kala go'een gaaridii dumare 27) Gorgorkiyo dhurwaagii laftaad galayax moodaaye 28) Neef kama gurxamo dooxadii garada fiicnayde 30) Garoowe iyo Bookh baa qaar harraad u go'ayaane 31) Gocondho iyo daal bay qabaan garow la'aaneede 32) Ayaxii geyiga joogi jirey guuto lagu saarye 33) Gubniyaa hareeraha ka galay gaadhiyaal wada e 34) Geedihii sun baa loogu daray geerina u badaye 35) Wax ma galabsannine maalin baa loo guddoonsadaye 36) Galowga iyo fiintii naf bay giida la hayaane 37) Gurxankiyo cabaadkiyo haddaad gooha demin weydo 38) Adigaaba lagu gaadayaa gooshkan dabadeede 39) Gaagaabso oo aamus yaan gaadh lagaa qabane Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted August 3, 2021 Garre language is the most ancient Somali language, somewhat close to Af-May and Af-Boon. The modern Af-Maxaatiri is relatively new compared to other Somali dialects. And Af-Maxaatiri, especially of the North, borrows heavily from Arabic. Xaaji, The standard Somali is the Mudug dialect, and the least corrupted Af-Maxaatiri dialect is reer Somaligalbeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mastermind Posted August 3, 2021 2 hours ago, Duufaan said: In short translation your selected poem, has same meaning and porpuse as Ismaaciil Mire famous poem- Guugguulayahow 1) Guuguulayahoow haddaad gu'ga u ooyeysid 2) Haddaad mooddey keligaa in uu gubayo jiilaalku 3) Ama aad gabooyaha ku madhan gama' la diidayso 4) Giddigood addoomaha waxaa gaadhey nabar weyne 5) Abaar gaag ma reebaa dhacdiyo Gaatamoo kale e 6) Gartaa ma aha keligaa indaad gaar u cabataaye 7) Guumeys cirro leh baan ahee waar aan ku gaadhsiiyo Geelii adduunka u adkaa gobo’ la weydowye 9) Golihii ka kici waa raggii geydho hayn jiraye 10 Tuuladuu il gabadh-leynayaa gobol barbaarkiiye 11) Hadduuna timirtan goob dhigi lahaa jiingaday geline 12) Nina uma gargaareen haddaan gaadhka laga hayne 13) Gumburigii badhbaa joogsadiyo gorayo-cawshiiye 14) Saryankii garbaha weyn lahaa goob ka kici waaye 15) Waxa goonidaaqii habsaday gubaddadii Hawde 16) Garanuugta iyo deeradii gaag yar baa hadhaye 17) Gobey iyo askari geyfan baa goodirkii jaraye 18) Guuyadiyo jiiskii hadday kala gol waayeene 19) Kama guuxo aargoonlihii geliga toomoode 20) Shabeelkii gabraar lagu idlee Giiro layn jiraye 21) Oo godadkii kama soo ciyaan gabanadiisiiye 22) Hargihiisa nimankii gataa guuldarra u sidaye 23) Gaadiidkii la dhaansanahayiyo giindhaygii madhaye 24) Ahminkii la gawrici jiriyo gaabay adhigiiye 25) Goggii subagga laga dhoobi jirey haatan gorofowye 26) Basaas baa timihii kala go'een gaaridii dumare 27) Gorgorkiyo dhurwaagii laftaad galayax moodaaye 28) Neef kama gurxamo dooxadii garada fiicnayde 30) Garoowe iyo Bookh baa qaar harraad u go'ayaane 31) Gocondho iyo daal bay qabaan garow la'aaneede 32) Ayaxii geyiga joogi jirey guuto lagu saarye 33) Gubniyaa hareeraha ka galay gaadhiyaal wada e 34) Geedihii sun baa loogu daray geerina u badaye 35) Wax ma galabsannine maalin baa loo guddoonsadaye 36) Galowga iyo fiintii naf bay giida la hayaane 37) Gurxankiyo cabaadkiyo haddaad gooha demin weydo 38) Adigaaba lagu gaadayaa gooshkan dabadeede 39) Gaagaabso oo aamus yaan gaadh lagaa qabane Kan ismail mirre waa fahanaye kan kale noo fasiray Sheikhul Bari Walbaxri kkkk. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mastermind Posted August 3, 2021 2 hours ago, Che -Guevara said: Garre language is the most ancient Somali language, somewhat close to Af-May and Af-Boon. The modern Af-Maxaatiri is relatively new compared to other Somali dialects. And Af-Maxaatiri, especially of the North, borrows heavily from Arabic. Xaaji, The standard Somali is the Mudug dialect, and the least corrupted Af-Maxaatiri dialect is reer Somaligalbeed. Af Garre waa Af Garre not a Somali. Garre tribe also live in Lower Shabelle Qoryooley to be precise and they share nothing but the name. My friend is Garre and he told me when they used to visit Garre's in Kenya, they could not understand them and they needed a translator. It does not matter how languages are related if they are mutually unintelligible, they are two different languages no matter what. There are so many languages that are very close to each other and even can understand each other a bit but still are classified different languages. For example, Dutch and German, Spanish and Portuguese; Swedish and Finish etc etc. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted August 4, 2021 4 hours ago, Che -Guevara said: Garre language is the most ancient Somali language, somewhat close to Af-May and Af-Boon. The modern Af-Maxaatiri is relatively new compared to other Somali dialects. And Af-Maxaatiri, especially of the North, borrows heavily from Arabic. Xaaji, The standard Somali is the Mudug dialect, and the least corrupted Af-Maxaatiri dialect is reer Somaligalbeed. I wouldn't call majidho wa jidha standard somali dialect. I do agree reer somali galbeed is the least corrupt. A region I am proud of. Quote Share this post Link to post Share on other sites