Sign in to follow this  
Deeq A.

Ra’iisul wasaare Rooble oo kulan la qaatay Gudiga Doorashooyinka heer Federaal

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay casho sharaf u sameeyay Guddiga Doorashooyinka heer Federaal.

Ra’iisul wasaare Rooble oo kulan la qaatay Guddigaas ayaa kula dardaarmay in ay doorashada u maamulaan si daahfuran oo ka fog eex iyo qof jecleysi.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa sidoo kale Guddiga ku bogaadiyey hannaanka ay hadda wax u wadaan ee ku saabsan doorashooyinka.

PUNTLAND POST

The post Ra’iisul wasaare Rooble oo kulan la qaatay Gudiga Doorashooyinka heer Federaal appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this