Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Kulan La Yeeshay Ganacsade Axmed Geelle Arab

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Somaliland ayaa waxa uu maanta madaxtooyada ku qaabilay ganacsade Axmed Cismaan Geele, waxa ay yeesheen kulan qaatay in ku dhow laba saacadood.

Xildhibaan Mohamed Hussein Jama-Rambo ayaa warkan ku xaqiijiyay qoraal kooban oo ku baahiyay bartiisa facebook waxaanu yidhi sida tan:

“Madaxweynaha JSL wuxuu maanta qasriga madaxtooyada ku qaabilay ganacsade Axmed Cismaan Geele, guddoomiyaha Laas group. Waxa ay yeesheen kulan qaatay in ku dhow laba saacadood oo midho dhalay.“

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this