Sign in to follow this  
Deeq A.

“Waxaan Buuxinayaa Booskii Cabdiqadir  Jirde…” Xildhibaan Axmed Nuur Guruuje

Recommended Posts

Deeq A.   

“Horre ayaan idiinku sheegey in mudanaha aan ku dayanayaa yahey cabdiqadir ismacil jirde , hamigaasna qaybtiisii horre all’e wuu rumeeyey .

Qaybta 2aad anigoo kaashanaya aqoontayda aan ku heley muddo ka badan 10 sanadood oo aan lawyer ahaa , muddo ka badan 20 sanadood oo aan dhagaysanayay barnaamijyada horumarinta dawladaha iyo dhismahoodda waxaa shaqadaydu noqon doontaa  mid ku salaysan

1 aqoon

2 asluub

3 danguud

4 iyo daahfurnaan .

Siyaasadda ku salaysan jaafaajiriqa ,muranka ma dhalayska iyo yooyootanka igama sugi doontaan balanteenu waa aqoon iyo aragti aqoon ku dhisan.

Waxa qoray: Xildhibaan Axmed Nuur Guruuje

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this