Sign in to follow this  
Deeq A.

Siyaasi Cali Guray oo si farshaxnimo ah uga hadlay  Booqashada Guriga Siilanyo ku tageen 2-da Xildhibaan ee  ku loolamaya Kursiga Gudoomiyaha Golaha Wakiilada S/land

Recommended Posts

Deeq A.   

Siyaasi Cali Guray oo si farshaxnimo ah uga hadlay  Booqashada Guriga Siilanyo ku tageen labada Xildhibaan ee  ku loolamaya Kursiga Gudoomiyaha Golaha Wakiilada S/land

Cajiib! Kursigii Gudoomiyaha Wakiiladu ma odaygii Axmed oo siyaasad meel iska dhigay sidii uu xilka uga degayba agtiisana ma laga baadhbaadhayaa? Hadii ay sidaa tahay waa salaan aan niyo ahayn ee muraad ah. Kursiga waxa haya codka 82ka Xildhibaan ee la soo doortay labadooda hadba kii hela aqlabiyad 42 cod ama ka badan ah ayuun baa ku fadhiisan doona hadii Allah yidhaa ee yaan meelo kale wakhti la iskaga lumin.

221941094_4243077959048382_7051632857766
220855537_4243077952381716_2605211844880

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this