Sign in to follow this  
Deeq A.

Jubbaland Oo La Wareegtay Qalabki Doorashada

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddiga doorashooyinka ku matalaya  dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa si rasmi ah maanta ula wareegay qalabka loogu tala galay in lagu qabto doorashada Aqalka Sare.

Xafiiska UNSOM ee magaalada Kismaayo ayaa guddiga ku wareejiyay sanaadiiqda codbixinta iyo qalabka kale ee doorashada lagu qabanayo.

Guddiga oo dhankooda ka guddoomay ayaa ku guda jira diyaar garowgoodii ugu dambeyay ee doorashada Aqalka Sare.

Afar maalin kadib ayaa lagu wadaa in guud ahaan dalka ay ka bilaabato qabsoomidda doorashada Aqalka Sare.

FB_IMG_1626885999499.jpg FB_IMG_1626885996586.jpg FB_IMG_1626885995045.jpg FB_IMG_1626885993055.jpg FB_IMG_1626885991293.jpg IMG-20210721-WA0017.jpg IMG-20210721-WA0018.jpg IMG-20210721-WA0016.jpg

 

 

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this