Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Faransiiska iyo hogaamiyaal kale oo la bartil-maameedsaday Taleefanadooda

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa ka mid noqday dhowr hoggaamiye oo la bar-tilmaameedsaday xogta Taleefanadooda.

Software-ka oo loo yaqaan Pegasus, wuxuu u dhacaa taleefannada wuxuuna fursad u siinayaa dadka adeegsanaya inay ogaadaan xogaha taleefoonkaasi ku jira.

Waxaa jirta warbixin cusub oo lasoo dusiyey, taasoo bidhaamineysa in la basaasay uggu yaraan 50,000 oo qof oo caana, kuwaasoo ku kala nool dunida dacaladeeda.

Shirkadan lagu magacaabo NSO ayaa beenisay wararka sheegaya in barnaamijkeeda loo adeegsaday si qaldan.

PUNTLAND POST

The post Madaxweynaha Faransiiska iyo hogaamiyaal kale oo la bartil-maameedsaday Taleefanadooda appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this