Sign in to follow this  
Deeq A.

Xukuumadda Somaliland Oo Maanta Siidaysay 35 Hablood Oo Loo Xidhay Inay Qaateen Calanka Buluuga Ah Ee Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Xukuumadda Somaliland ayaa xabsi ku yaalla Gabilay maanta ka siidaysay 35 Hablood oo dhawaan laga soo xidhay Boorama.

Hablahan ayaa la sheegay in ay qaateen Calanka Buluuga ah ee Soomaaliya.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this