Sign in to follow this  
Deeq A.

Ra’iisul wasaare Rooble oo la kulmay qaar kamid ah Wakiilada Beesha Caalamka

Recommended Posts

Deeq A.   
2-19.jpg?resize=960%2C640&ssl=1

Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulammo goonni goonni ah la yeeshay Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya Nicolas Berlanga & Ergayga gaarka ah ee Norway Heidi Elburgi Johansen.

War ka soo baxay Xafiiska Ra’iisul wasaaraha ayaa lagu sheegay in Mr. Rooble uu kulammo goonni goonni ah la yeeshay Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya Nicolas Berlanga & Ergayga gaarka ah ee Norway Heidi Elburgi Johansen.

Qoraalka waxa lagu sheegay in mas’uuliyiintu ay ka wada hadleen arrimaha doorashooyinka dalka ee uu hormuudka ka yahay Ra’iisul Wasaare Rooble.

PUNTLAND POST

The post Ra’iisul wasaare Rooble oo la kulmay qaar kamid ah Wakiilada Beesha Caalamka appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this