Sign in to follow this  
Deeq A.

Gudoomiyaha Baarlamanka Galmudug oo la kulmay gudiga doorashooyinka heer Galmudug

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka  Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa Caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug waxa uu kulan kula qaatay  Gudiga Doorashooyinka Heer Dowlad Goboleed ee Galmudug.

Kulanka oo ahaa mid isxog-wareysi ah oo ay labada dhinac ku kala warqaadayeen ayaa Xubnaha Guddiga waxaa ay Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug warbixin ka siiyeen halka ay u mareyso xaaladaha arrimaha doorashooyinka.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka  Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa dhankiisa kula dardaarmay in ay si hufan u gutaan waajibaadka ka saaran qabashada Doorasho hufan.

PUNTLAND POST

The post Gudoomiyaha Baarlamanka Galmudug oo la kulmay gudiga doorashooyinka heer Galmudug appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this