Sign in to follow this  
Deeq A.

Siyaasinta Somaliland Oo Ku Baaqay In La Mideeyo Labada Guddi Ee Doorashada

Recommended Posts

Deeq A.   

Qaar ka mid ah siyaasiyiinta musharixiinta ah ee ka soo jeeda Somaliland ayaa warsaxaafadeed ay soo saareen waxa ay kaga hadleen xaaladda cakiran ee arrinta Somaliland.

Siyaasiyiinta ayaa sheegay inkabadan bil iyo bar ay ka soo wareegatay heshiiskii muqdisho ay ku kala saxiixdeen madaxda dowladda federaalka iyo kuwa dowlad gobaleedyada dalka, welina ay jiraan caqabado ku hor gudban qabsoomidda doorashooyinka labada gole ee baarlamaanka gobalada waqooyi.

Hoos Ka Akhriso Warsaxaafadeerka 

WhatsApp-Image-2021-07-17-at-01.13.29.jp WhatsApp-Image-2021-07-17-at-01.13.29-1.

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this