Sign in to follow this  
Deeq A.

KULMIYE Iyo Garabka Xisbiga UCID Ka Mid Ah Oo Shirguddoonka Wakiillada U Soo Sharraxay Faratoon, Suciid Mire Iyo Cabdinaasir Qodax

Recommended Posts

Deeq A.   

Xisbiga KULMIYE iyo garabka xisbiga UCID ayaa ku heshiiyey inay shirguddoonka u sharraxaan Guddoomiyaha Prof. Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), Guddoomiye-ku-xigeenka koowaad Md. Suciid Mire Faarax (Giirre) iyo Gufdoomiye-ku-xigeenka 2aad Md. Cabdinaasir Yuusuf Cismaan (Qodax).

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this