Sign in to follow this  
Deeq A.

Degdeg:Xisbiga Kulmiye oo shaacay 3-da Musharax ee uu u xushay Shirgudoonka Golaha Wakiilada

Recommended Posts

Deeq A.   

Xisbiga Kulmiye oo shaacay 3-da Musharax ee uu u xushay Shirgudoonka Golaha Wakiilada

 

kulmiye-e1626519873456.jpg

Xisbiga KULMIYE iyo garabka xisbiga UCID ayaa ku heshiiyey inay shirguddoonka u sharraxaan Guddoomiyaha  Md. Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), Guddoomiye-ku-xigeenka koowaad Md. Suciid Mire Faarax (Giirre) iyo Gufdoomiye-ku-xigeenka 2aad Md. Cabdinaasir Yuusuf Cismaan (Qodax).

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this