Sign in to follow this  
Deeq A.

Jubaland oo magacowday Guddiga Doorashada Xubnaha Aqalka sare

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha Baarlamanka Jubaland ayaa magacaabay maanta oo Sabti ah magacaabay Guddiga Doorashada Xubnaha Aqalka sare ee laga soo doorto Jubaland.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Guddoomiyaha Baarlamanka Jubaland ayaa lagu magacaabay Guddiga Xubnaha Aqalka Sare.

Guddiga oo ka kooban 9 xubnood ayaa sida qorshaysan Sabtida todobaadka dambe qabanaya Doorashada Xubnaha Aqalka Sare ee laga soo doorto Jubaland.

Xubnaha Aqalka sare waxa dooranaya Xildhibaannada Baarlamanka Jubaland.

4-8.jpg?resize=1000%2C1415&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Jubaland oo magacowday Guddiga Doorashada Xubnaha Aqalka sare appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this