Sign in to follow this  
Deeq A.

Xukuumadda Somaliland Oo Ruqsadii Kala Noqotay Shirkad Uu Leeyahay Ganacsade Axmed Geele Arab

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasaarada Ganacsiga Somaliland ayaa sheegtay in liisankii Ruqsada kala noqotay   Shirkada Integrated Shipping Services oo Sannadkii 2009 ku guulaysatay Wakiilnimada Ganacsiga Dalka Itoobiya.

Sidaana waxa lagu sheegay qoraal ka soo baxay Wasaarada Ganacsiga Warshedaha iyo Dalxiiska ayaa lagu sheegay in iyagoo fulinaya  dalabka  Hay,adaha Dekedaha Somaliland in aanay fulin Karin wax macmiila.

Sidoo kale  Shirkada Integrated Shipping Services (ISS)  ayaa  laga diwaangaliyay dalka Sannadkii 2020, ayaa Sannadkii 2009 heshiis Ganacsi la saxeexatay Shirka Ethiopian Shipping Line, Wakhtigaasi oo ISS ku guuleysatay Wakiilnimada ganacsi ee Ethiopian Shipping Line.

ax.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this