Sign in to follow this  
Deeq A.

DF iyo Dowladaha Xubnaha Ka ah oo Ka Heshiiyey Manhajka, Imtixaanaadka iyo Shahaadada

Recommended Posts

Deeq A.   

Dowladda federaalka ah, wasaaradeeda waxbarashada iyo wasaaradaha dhiggeeda ah ee maamul goboleedyada ayaa yeeshay heshiisyay iney yeeshaan gole iskaashi iyo wadatashi, waxaa kale oo lagu heshiiyey mideynta qalfoofta manhajka, arrimaha dejinta imtixaanaadka iyo weliba bixinta shahoodooyinka.

01.jpg 02.jpg 03.jpg 04.jpg

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this