Sign in to follow this  
Deeq A.

Ehelada gabadh kufsi iyo dil loogu haystay Magaalada Hargeysa oo Afka furtay

Recommended Posts

Deeq A.   

Ehelada gabadh kufsi iyo dil loogu haystay Magaalada Hargeysa oo Afka furtay

Ehelada gabadh kufsi iyo dil loogu haystay Xaafada Maxamed Mooge ee magaalada hargaysa ayaa ka hadlay dil iyo kufsi loo gaystay marxuumad lagu magacaabi jiray Hinda Cumar taasi oo falkan ay ugaysteen sida ay eheladu sheegeen wade bas iyo kirish boygii la socday

Sidoo kale ehelada marxuumadan ayaa ka waramay dhacdadan iyo cadaymihii ay dhakhaatiirtu usheegeen in ay ugeeriyootay.Dhanka kale ehelada marxuumadan kufsiga iyo dilka loo gaystay ayaa laamaha amaanka iyo xukuumada ugu baaqay in wax laga qabto falkan foosha xun.

 

Halkan ka daawo warkan oo faahfaahsan:-

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this