Che -Guevara Posted July 13, 2021 Tigrayans captured Raya in the south. They are now moving to Western Tigray or what Amharas called Wolkayit. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted July 14, 2021 Quote The finest hour for @AbiyAhmedAli to galvanize the #Ethiopian people to crush #TPLF's aggression. All-out support must be provided for #Amhara to defend #Raya & #Wolkait. Emboldened & reinforced by @StateDept #EU's @JosepBorrellF #TPLF's war on #Amhara must defeated. Quote Share this post Link to post Share on other sites
galbeedi Posted July 15, 2021 Che, Have you seen the false bravado of the Amhara. They brag about their numbers being 25 million against five million Tigray, yet they are asking others to die for them. Why would Oromo special forces die to defend Amhara? Where are the gun wielding Amhara special forces who calling for war? This cowards want others to save them from TPLF. Furthermore, I hope no Somali force should involve this war among northern highlanders. Ha isku jabaan. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted July 16, 2021 Galbeedi, They lost Raya so quickly. They literally asked for every nation's assistance, very nations that would like to see them disappear or assimilate. Oromo, Sidama, and Southern nations' forces are already deployed. I haven't heard anything about Somalis. If they are depending on special forces and militias from other states so heavily, the destruction of entire divisions of the Ethiopian army is indeed true. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted July 16, 2021 How can Amhara trust Abiy, hasn't he killed one of their hero general recently Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted July 16, 2021 Abiy Ahmed is becoming very novice, and will fail spectacularly Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted July 16, 2021 Abtigiisa weights in: Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida oo si kulul uga hadlay dagaalka u dhaxeeya TPLF iyo Itoobiya Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Mustafa Muxumed Cagjar ayaa war qoraal ah oo uu soo dhigay bartiisa Facebook waxuu si qoto dheer kaga hadlay dagaalka u dhaxeeya dowladda Itoobiya iyo falaagada TPLF. Waxa uu qoraalkiisa ku sheegay madaxweyne Mustafa Cagjar in dagaalka Waqooyiga Itoobiya ka socda oo u dhaxeeyo dowaladda Itoobiya iyo argagixisada TPLF. "Dagaalka ka socda Waqooyiga Itoobiya wuxuu u dhaxeeyaa argagixisada TPLF iyo dawlada federaalka Itoobiya, ee uma dhaxeeyo laba deegaan oo dhul isku haysta oo kaliya. Waxaa argagixisada TPLF u qorshaysan inay dumiso nidaamka hadda jira dibna saameeyn ugu yeelato siyaasada dawlada dhexe si ay mar kale u guumaysato shucuubaha dalka ee Soomaalidu ka mid tahay" ayuu yiri madaxweyne Mustafa. Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida ayaa sidoo kale sheegay in argagisada TPLF ay ahayeen kuwa horay xasuuq uga geystay deegaanka Soomaalida, hadana ay doonayaan iney dumiyaan dowladda dhexe ee dalka Itobiya. "Waxaa ayaamahan baraha bulshada talooyin liita la dhex wareegaya taageerayaasha TPLF oo u badan kuwii shalay kaba-qaadka u ahaa kooxdaas markii ay xasuuqayeen shacabka deegaanka Soomaalida. Waxa ay rajaynayeen in argagixisadu dumin doonto dawladda dhexe halkaasna ay uga soo bixi doonto fursad kaba-qaadnimo oo ay dadkooda mar kale ku dulleeyaan. Sidii iyagoo maanta xukuumada deegaanka Soomaalida taageerayaal u ah ama ku taageeri xitaa hadday qaadato go’aanada ay leeyihiin hala qaato waxay damaashaadkii ahaa TPLF baa wax jabisay ku badaleen yaan TPLF lala dagaalamin markii ay arkeen in deegaanada ka tirsan jamhuuriyada federalka dalku ay go’aansadeen inay garab istaagaan dawlada dhexe" ayaa lagu yiri qoraalka madaxweyne Mustafa Cumar. Gabagadii waxaa qoraalka madaxweynaha dowlad deegaanka lagula dardaarmay dadka deegaanka Soomaalida Itoobiya gaar ahaan siyaasiyiinta qaar iyo waxa uu ugu yeeray dabadhilifka TPLF. "Haddaba waxay tahay inay ogaadaan dabadhilifka TPLF iyo kuwa fursad siyaasadeed ka raadinaya colaada waqooyiga Itoobiya in buuqoodu uuna saamayn ku yeelan doonin go’aan kasta oo xukuumada deegaanka Soomaalidu kaga jawaabayso xaalada jirta. Waynu soo marnay magaalo qayrkaa u cay noocan oo kale ah oo loogu hiilinayo kuwii shalay ina gumaadday laguna raadinayo dano siyaasadeed oo lid ku ah masiirka fog ee shacabka DDS. Markaa, ma haboona in sheeko baraleey talo toolmoon loo ekeeysiiyay lagu dagmo" ayuu yiri madaxweyne Mustafa Muxumed Cumar. Xigasho Quote Share this post Link to post Share on other sites