Sign in to follow this  
Deeq A.

Maamulka Jubbaland oo Digniin U Diray Odayaasha Dhaqanka Ee Deeganadaas

Recommended Posts

Deeq A.   
Dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa uga digtay Odayaasha dhaqanka ee ka qeyb qaadanaya arrimaha doorashooyinka in ay xiriir la sameeyaan ururka Al-shabaab.
Shir looga hadlayay amniga oo uu shir guddoominayay madaxweynaha dowlad gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa lagu go’aamiyay sidoo kale in la joogteeyo kulamada Amniga looga hadlayo inta ay socoto doorashada dowlad gobaleedka Jubbaland.
Hoos ka akhriso qoraalka ka soo baxay shirka amniga Jubbaland.
215173941_4131062420305542_2815034221044

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this