Sign in to follow this  
Deeq A.

Nin amiir ah iyo xubno ka tirsan Qoyskiisa oo lagu af-duubtay Nigeria

Recommended Posts

Deeq A.   

Rag hubaysan ayaa Waqooyiga gobolka Kaduna ee dalka Nigeria ka afduubtay nin amiir ah iyo 12 xubnood oo qoyskiisa ah, sida ay wakaaladda wararka AFP ka soo xigatay qoyskiisa.

Ragga weerarka qaaday oo deegaanka looga yaqaanay burcad ayaa gudaha u galay qasriga Alhassan Adamu oo 83 jir ah, ahna amiirka qowmiyadda Kajuru, wuxuuna gurigiisu ku yaalaa duleedka caasimada gobolka Kaduna.

Ilo wareed kale oo ka tirsan qoyska ayaa sheegay in amiirku uu ka sii war hayay in uu jiro afduub ka dhan ah oo la qorsheynayay.

PUNTLAND POST

The post Nin amiir ah iyo xubno ka tirsan Qoyskiisa oo lagu af-duubtay Nigeria appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this