Sign in to follow this  
Deeq A.

Daawo:Qandaraaskii ugu horeeyay ee ay bixiyeen Mayorka & Maayar-xigeenka Hargeisa+Fadeexad Fool-xun oo ka soo baxday & Sidii Xoolaha Umadda loo dhici jiray.

Recommended Posts

Deeq A.   

Fadeexada Foosha xun ee soo baxday+Sidii Xoolaha Umadda loo dhici jiray.
Saaka waxan ka qayb galay qandaaraaskii u horeeyey ee Dawlada Hoose Hargaysa(DHH) samayso.
Qandaraaskan oo ahaa shidaalka waxa amray Maayarka iyo Maayarku xigeenka, waxa fuliyey gudida qandaraasyada DHH.
Qabashada qandaraaskani wuxu DHH u suuro geliyey inay saxaan qiimihii shidaalka laga siin jiray. Hore waxa laga siinayey Diesel 15000SLSH iyo Petrolka 16000SLSH, imikana waxay ku helayaan Diesel 6100SLSh iyo 6400SLSH.
Reer Hargaysow waxa hesheen maamul cashuurta la idinka qaado idiin ilaalinayee u soo duceeya.
Waxa xusid mudan qiimaha hore iyo ka danbe ba waa isku Kaalin
Waxay arintani ku tusaysaa sida ay Aaran Dubato u boobi jireen dalka.
qandaraas.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this