Sign in to follow this  
Deeq A.

Somaliland:Wiil ku geeriyooday Gudaha Berked Biyood liqday

Recommended Posts

Deeq A.   
Somaliland:Wiil ku geeriyooday Gudaha Berked Biyood liqdaywhatsapp sharing button
email sharing button
 2021710637615153311409824.jpg

Will yar oo lagu magacaabi jiray Mustafe Barkhad, ayaa ku geeriyooday barkad ku taala deegaanka Cadda dhaadheeray ee degamada Gabilay.

Wiilka ayaa barkada u tagay si uu biyo uga soo dhaamiyo subaxdii hore ee shalay.Wiilka yar ayaa barkada laga soo saaray kadib markii uu dhintay,Saraakiisha dowlada hoose ee degmada Gabilay, ayaa gaadhay goobta ay dhacdadu ka dhacday.

Tirada dadka ku dhinta ceelasha biyaha ayaa sare u kacday deegaanada Somaliland tan iyo markii uu bilaabmay xilli roobaadka guga.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this