Sign in to follow this  
Deeq A.

Ra’iisul wasaare Rooble oo kulan la qaatay Ugaas Maxamed Ugaas Haashi

Recommended Posts

Deeq A.   
2-11.jpg?resize=960%2C640&ssl=1

Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo ku sugan Garbahaarrey ayaa xalay booqasho sharafeed ugu tagay Ugaas Maxamed Ugaas Haashi Ugaas Xirsi.

War ka soo baxay xafiiska Rooble ayaa lagu sheegay in Ra’iisul wasaaruhu Ugaaska uga mahadceliyay kaalintiisa ku aaddan Nabadaynta iyo Dib u-heshiisiinta Bulshada.

Sidoo kale, Ra’iisul wasaare Rooble ayaa Ugaaska ku boorriyay in la sii xoojiyo doorka dhaqanka ee ku saabsan Nabadaynta iyo isku-haynta Bulshada.

PUNTLAND POST

The post Ra’iisul wasaare Rooble oo kulan la qaatay Ugaas Maxamed Ugaas Haashi appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this