Sign in to follow this  
Deeq A.

Daawo:Sac Curri ah oo soo jiitay indhaha dalxiisayaasha Caalamka

Recommended Posts

Deeq A.   

Daawo:Sac Curri ah oo soo jiitay indhaha dalxiisayaasha Caalamka

 

Beer ku taala dalka Bangladesh waxaa ku sii qulqulaya boqollaal qof, si ay u arkaan sac caan ah oo cilin ah, kaas oo loo yaqaano Rani. Neefkan lo’da ah oo aad u baryar, wuxuu jiraa 23-bilood, wuxuuna dheererkiisu yahay 51 sentimitar oo keliya, culeyskiisuna waa 28 kilo gram.

Halkan ka Daawo:-

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this