Sign in to follow this  
Deeq A.

Qarax Ka Dhacay Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Wararka naga soo gaarayo degmada hodan ee gobalka banaadir ayaa sheegaya in goordhaw uu qarax xoogan ka dhacay inta u dhaxeyso isgoysyada Banaadir iyo Zoobe.

Qaraxa ayaa la sheegay in lala eegtay kolanyo ciidan ah oo uu la socday Taliyaha booliiska gobalka banaadir Farxaan Maxamud, Farxaan Qaroole.

Sida ay sheegtay warbaahinta dowladda taliyaha ayaa ka bad baaday qaraxa lala eegtay.

Illa iyo hadda ma cadda khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay qaraxa .

Wixii faahfahin warkaan ku saabsan kala soco  Goobjoog News 

qaroole.png

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this