Deeq A. Posted July 10, 2021 Wararka naga soo gaarayo degmada hodan ee gobalka banaadir ayaa sheegaya in goordhaw uu qarax xoogan ka dhacay inta u dhaxeyso isgoysyada Banaadir iyo Zoobe. Qaraxa ayaa la sheegay in lala eegtay kolanyo ciidan ah oo uu la socday Taliyaha booliiska gobalka banaadir Farxaan Maxamud, Farxaan Qaroole. Sida ay sheegtay warbaahinta dowladda taliyaha ayaa ka bad baaday qaraxa lala eegtay. Illa iyo hadda ma cadda khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay qaraxa . Wixii faahfahin warkaan ku saabsan kala soco Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites