Sign in to follow this  
Deeq A.

Qarax Aad U Xoogan Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Muqdisho)-Qarax aad u xooggan oo jugtiisa laga maqlay inta badan degmooyinka gobolka Banaadir ayaa daqiiqado yar kahor  ka dhacay Isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho.

Qaraxa ayaa la sheegay inuu ahaa mid loo adeegsaday gaadhi laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa, waxaana la sheegay in lala bartilmaameedsanayay Taliyaha Booliiska gobolka Banaadir Farxaan Qaroole.

Khasaare kala duwan oo iskugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa la sheegaya inuu qaraxa geystay, waxaan goobta si deg deg ah u gaadhay ciidamo ka tirsan Booliiska Soomaaliya oo xidhay agagaarka goobta qaraxa ka dhacay.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this