Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiiraddii ku guuldaraystey inay Hal Xildhibaan Xisbiga Kulmiye ka soo saaran ka yeelimayno in guushii aanu xiniinyahayaga ku keeney na seejiyeen…Xildhibaan Guruuje

Recommended Posts

Deeq A.   
” kulmiye-nimaddu qaali bay igu joogtaa ” .
guruuje.jpg
In aan qabyaaladda la dagaalamo ,dadka isu Soo dhaweeyo xisbinimadanadana aan xoojiyo ayaan kulmiye isagga sharaxay anigoo og halista arrintaasi leedahey .
Kulmiye in aan iska sharaxay awgeed waxaan ku waayay 3/2 (lsadex meelood labba codkii aan heli lahaa) , waxaana kulmiye awgii IGA codeeyey dadkii iigu dhawaa ehel iyo asxaab ntoodii badnayd iyagoo igu diidey kulmiye awgii .
Maanta anagoo buuro dhaadheer iyo jarar waahwayn gurguurasho kagga Soo baxney Marnaba nama qabato in dad xisbiyo kale kasoo baxay nagu qabsadaan jidkii siraad ee aanu saawasaawaha kusoo maray .
Wasiiraddii ku guuldaraystey in ay Hal xubin baarlamaan iyo deegaan xisbiga kasoo saaraana kama yeelayno in guushii aanu xiniinyahayagga ku keeney na seejiyeen .
Ahmed Nour Guruje

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this