Sign in to follow this  
Deeq A.

Koomishanka Xuquuqal Iinsaanka S/land oo ka Hadlay Hablo ku Xidhan Xabsiga Berbera

Recommended Posts

Deeq A.   
 Koomishanka Xuquuqal Iinsaanka S/land oo ka Hadlay Hablo ku Xidhan Xabsiga Berbera
Koomishanka-Xuquuqal-iinsanka-Qaranka-So

Koomishanka xuquuqal iinsaanka Somaliland, oo ka hadlay 8 hablood oo lagu soo xidhay ku labishada calanka Soomaaliya kuna Xidhan Xabsiga magaalada Berbera.

Hablahan ayaa laga soo xidhay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

Koomishanku waxa ay tilmaameen in qaarka mida hablahaasi ay u bilaabatay waxbarashadii sannad dugsiyeedka 21 ilaa 22, halka kuwa kale ay u socotay waxbarashadii heerkooda jaamacadeed.

Warkan qoraalka ah ee ay soo saareen guddida xuquuqal iinsaanka Qaranku ayaa u dhignaa sidatan:-

xuquuq-681x1024.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this