Sign in to follow this  
Deeq A.

Axmed Madoobe oo shir-gudoomiyay shir ku saabsan Amniga Jubaland

Recommended Posts

Deeq A.   
2-4.jpg?resize=960%2C640&ssl=1

Madaxweynaha dowad goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta shir-guddoomiyay shir ku saanbsan arrimaha Amniga Jubaland.

Shirka waxa ka qayb-galay wasiirada iyo mas’uuliyiinta Amniga Jubaland oo ay weheliyaan saraakiil caddaan ah iyo hoggaanka AMISOM.

War ka soo baxay xarunta madaxtooyada Jubaland ayaa lagu sheegay in shirka looga hadlay  sugidda Amniga doorashooyinka iyo wada-shaqaynta dhinacyada kala duwan.

Warka ayaa sidoo kale lagu sheegay in shirka looga arrinsaday xaaladihii u dambeeyay ee Amniga Jubaland.

PUNTLAND POST

The post Axmed Madoobe oo shir-gudoomiyay shir ku saabsan Amniga Jubaland appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this