Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiye cusub oo loo doortay degmada Bander-beyla ee gobolka Karkaar

Recommended Posts

Deeq A.   
Cabdirashiid-Yuusuf-Cali.jpg?resize=1000

Golaha degaanka degmada Bander-beyla ee gobolka Karkaar oo xalay liiskooda la shaaciyay ayaa saaka doortay guddoomiye cusub.

Golaha oo ka kooban 23 xubnood ayaa hab gacan-taag ah ku doortay guddoomiyaha cusub ee golaha degaanka ahna duqa degmada Bander-beyla.

Guddoomiyaha cusub waxa loo doortay Cabdirashiid Yuusuf Cali (Cabdirashiid Daacad) sida ay shaacisay wasaaradda arrimaha gudaha dowladda Puntland.

PUNTLAND POST

The post Guddoomiye cusub oo loo doortay degmada Bander-beyla ee gobolka Karkaar appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this