Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddiga doorashooyinka heer federaal oo guddoon doortay

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_16254092179163742.jpg?resize=720%

Maxamed Xasan Maxmed Cirro ayaa loo doortay guddoomiyaha guddiga hirgelinta doorashooyinka heer federaal.

Maaxmed Cirro ayaa wareegii labaad ee doorashada helay 14 cod, wuxuuna ka guuleystay Liibaan Axmed Xasan oo helay 10 cod.

FB_IMG_16254092401999696.jpg?resize=720%

Sidoo kale guddiga ayaa guddoomiye ku xigeen u doortay Mowliid Mataan Salaad.

Maxamed Xasan Cirro oo ahaa guddoomiyihii hore gudigii lagu muransanaa ee is baddelka lagu sameeyay, ayaa markale qabtay xilkan.

Maxamed Xasan Cirro oo ka soo jeeda gobollada SSC ayaa shahaadada heerka koowaad ka heysta warbaahinta, wuxuuna la soo shaqeeyey FOAO, Radio Ergo, Raysmedia, Kisima Human Rights, RTD Radio and Television, Djibouti, xarunta dhaqanka Aw Jaamac ee Nairobi iyo hay’ado kale.

Waxaa uu qoray buugaag ay ka mid yihiin Guurdoon rag iyo geyaan dumar, Murugo iyo The Somali civil war tragedy.

FB_IMG_16254091801466959.jpg?resize=720% FB_IMG_16254091960856631.jpg?resize=720% FB_IMG_16254091299151721.jpg?resize=720% FB_IMG_16254091890843766.jpg?resize=720%

PUNTLAND POST

.

The post Guddiga doorashooyinka heer federaal oo guddoon doortay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this