Sign in to follow this  
Deeq A.

Magaca Xildhibaan Iska Casilay Golaha Guurtida Somaliland +SAWIRRO

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Xildhibaan Cusub Oo Lagu Magacaabo Cabdirashiid Xaashi Cabdi Oo Dhawaan Maxkamadda Sare Ay Dhaarisay Xilkaaa Ayaa Maanta Warqadiisi Is Casilaada Golaha Guurtida U Gudbiyay .

Golaha ayaa cod gacan taag ah ku aqbalay iscasilada xildhibanka.

Taariikhda Golaha Guurtida waa xildhibaabkii labaad ee iska casila Golahaas.

  • FB_IMG_1625393664933-1.jpg
  • FB_IMG_1625393661969.jpg
  • FB_IMG_1625393659451.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this