Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaan iska Casilay Golaha Guurtida Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   
Golaha Guurtida oo Cod Gacan taag ah ku Aqbalay mudane u soo Gudbiyay warqadii Iscasilaada.
guurti.jpg
Mudanayaasha golaha guurtida Somaliland, ayaa cod gacan taag ah ku aqbalay warqadii iscasilaada xildhibaan C/rashiid Xaashi Cabdi Shiil oo dhawaan maxkamada sare ee Somaliland u dhaarisay xilka iyo xubinimada golaha guurtida, kaas oo soo galay booskii ALLE haw naxariiste walaalkii Marxuun Axmed Xaashi Cabdi Shiil.Mudanuhu waxa uu sheegay in uu xilkan u banneeyay sababo isaga u gaar ah.

Golaha ayaa cod gacan taag ah ku aqbalay iscasilada xildhibaan Cabdirashiid.Ku darsoo Taariikhda Golaha Guurtida waa xildhibaabkii labaad ee iska casila Golahaas.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this