Sign in to follow this  
Deeq A.

Dowladda Soomaaliya Oo Xil U Magacaawday Abwaan Ku Sugan Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasaaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Soomaaliya ayaa magacawday guddi heer qaran ah kuwaas oo ka shaqeeynaya Afsoomaaliga.

Guddigan oo ah guddigi afaraad oo ka shaqeeynaya Afsoomaaliga ayaa waxa ay kooban yihiin xubna ka shaqeynaya horumarinta Afka iyo xeeldheerayaal dhaqan.

Guddigan ayaa waxaa ka soo muuqday Abwaan Yuusuf Cabdulle Cusmaan oo loo garan ogyahay Abwaan Yuusuf Shaacir.

Abwaan Shaacir ayaa waxa uu ka mid yahay hal-abuurada fanka Soomaaliyeed, isagoo ku sugan deeganada Somaliland.

Somaliland ayeey xusid mudan tahay in marar badan lagu xiray dadka xilalka ka qabta Soomaaliya ama kuwa taageera Soomaaliya.

Hoos ka akhriso magacyada Guddiga

 

210700264_1272367186513314_4201717710810

sssssss-728x1024.jpg

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this