Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Koonfur galbeed oo gaaray dalka Itoobiya

Recommended Posts

Deeq A.   
2.jpeg?resize=720%2C480&ssl=1

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa gaarey magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya.

Madaxweynaha Koonfur galbeed iyo wafdigiisa ayaa waxaa halkaas si diiran ugu soo dhoweeyay Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Itoobiya Cabdullaahi Axmed Jaamac.

Safarka Madaxweynaha waxaa ku weheliya wasiiro ka tirsan Koonfur galbeed iyo qaarka mid ah agaasinka Xafiiska Madaxweynaha.

PUNTLAND POST

The post Madaxweynaha Koonfur galbeed oo gaaray dalka Itoobiya appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this