SayidSomal Posted September 8, 2010 A faallow healer practices a form of astrology, using dirt drawings, cards, coffee grinds and tossed shells to diagnose patients. :eek: Ferguson ma faallow baad ahan jirtay? Quote Share this post Link to post Share on other sites
SayidSomal Posted September 8, 2010 by the way what is meant by the phrase: Qoodha iyo Xeradaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
SayidSomal Posted September 8, 2010 by the way what is meant by the phrase: Qoodha iyo Xeradaa ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted September 8, 2010 ^Sayidka, saxeexa maa kaa yaabiyay? War mayee culuunt sayniska dhigta ayaan dhowr sano saaxiib la ahaa. Originally posted by Sayid*Somal: Inkasto aan eriga yeeridiisa iyo u dhigmihiisa ingiriis ba ku qaldana – guud ahan waa saxsanaa – arteries iyo veins waa isla meeshi – labaduba waa dhiig qaadayaal. Laakin waa in aad saddex fiirisa markaad qayb jidhka kamida aad tilmaamayso; shaqada, asalka abuurka iyo iyo goobta uu ku yaalo. Xididada dhiiga qaada waxay kala leeyihiin shaqooyin kala duwan, goobo kala duwana isla markaas hab abuur kala duwan. Tusaale, great veins, vena cavas, portal veins and cerebral venules ..etc. Arteries, idhiiga ayey ka qadaan wadnaha iyagoo waraabiyaya jidhka, oo muruqyada wadnuhu ama sanbabku ka mid yihiin. Aorta, Pulmonary trunk and Superior venacava... dhamaan wadnaha ayey dul saaranyihiin laakiin Aorta uun baa ah halbawlaha. Halbawlahu wuxuu usii kala qaybsamaa xidio kale oo waa weyn oo gacmaha, madaxa iyo luqunta, ubucda iyo qaarka hoose iyo weliba xabadka waraabiya. hal baw leh, waa xididka oogu xoog iyo dhumucba weyn. Originally posted by Sayid*Somal: Blood carries the oxygen and nutrients to the heart through the blood vessels called arteries. Just say coronary arteries to be specific for the wall of the heart . waana xidido dhumucdoodu aad u yartahay oo warabiya dahaarka, murqaha iyo qaybaha kale ee wadnaha. Waxay ka farcamaan halbawlaha inta wadnaha uusan ka bixin. adeer kor inta ku qoran axadh. Wax baro damiin yahow! Quote Share this post Link to post Share on other sites
SayidSomal Posted September 8, 2010 Ferguson, aniga isu malay jidhay macalin waalin - ila - aan adiga ku arkay. balse wax badan baan kaa bartay maanta - mahadsanid. Quote Share this post Link to post Share on other sites
kyz Posted September 8, 2010 wrong title it should be barr ama baro Quote Share this post Link to post Share on other sites
SayidSomal Posted September 9, 2010 Ferguson mee maanta? Kyz - Kir! we somalis like to roll our 'r's Ninanc - nicnacda naga daa - nin caddaan ah, oo af-soomaali bartay baa meesha la shirtimid - maxaanu ka dheefayna waxaas - annaguba afafkooda waa baranaa :cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juxa Posted September 9, 2010 i agree inaguba afkaada waan baranaa? allow alle qof umacneeyaa qoodhaa & xeradaa mala waayay? Quote Share this post Link to post Share on other sites
SayidSomal Posted September 9, 2010 Juxa - oo wax igu raacday - waa akhira samaan! what is 'internal organs' in af-soomaali? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted September 9, 2010 Internal organs = uur kujirto AfSoomaaliga meeshaan lagu soo dhajinooyo qaarkiis waligey filin hindi xataa maka maqlin...Najeynaa! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juxa Posted September 9, 2010 sayid I will NEVER agree with you, one has a duty to make attempts of understanding even luqadaada (yes adiga) Quote Share this post Link to post Share on other sites
SayidSomal Posted September 9, 2010 Salaan Sare KK, khayr, barwaaqo iyo Illahay nabadiis aan ku rajaynaya - waad ku mahadsantahay isku dayga. Juxa, adigana sidoo kale waan jeclahay Illahayd daraadis, dumaashi. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted September 9, 2010 Hence why Juxa said to you "inaguba afkaada waan baranaa?"... Sayid, waxaan ku qosley sida adigoo macalin dugsi ah in Somali lagu baro. Waxaanba kuu haystey inaad qalin jebisey, laakiin the Swede aaba kaa badiyo ayey ilatahay. Nacam! Waan idin salaamey yaa jamaaca. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted September 9, 2010 Innaga iyo Annaga waa kala macno!! Quote Share this post Link to post Share on other sites