Sign in to follow this  
Deeq A.

Gudiga Xallinta khilaafaadka doorashada heer Federaal oo gudoomiye ku meel gaar ah doortay

Recommended Posts

Deeq A.   
Abyan-Nuur.jpg?resize=540%2C437&ssl=1

Guddiga Xallinta Khilaafaadka doorashada dadban ee heer Federaal 2020-2021, oo kulankii u horreeyay yeeshay ayaa doortay guddoomiye ku meel gaar ah. 

Kulanka oo ay goobjoog ka ahaayeen xubnaha guddiga ayaa waxaa ay si aqlabiyad ah ugu codeeyeen in uu gudoomiye ku meel gaar ah u noqdo qofka ugu da’da weyn xubnaha, waxaa ku guuleystay Cabbdullaahi Abyan Nuur.

Xubnaha uu ka kooban yahay Guddiga Xallinta Khilaafaadka doorashada dadban  ee heer Federaal ayaa soo dhaweyey doorashada Guddoomiyaha, iyaga oo sheegay inay Shaqadooda si wanaagsan u gutan.

Guddiga Xallinta Khilaafaadka doorashada dadban  ee heer Federaal ayaa Shaqadooda waxaa ay tahay xalinta hadii uu khilaaf ama isqabqabsi ka dhasho doorashooyinka labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya.

PUNTLAND POST

The post Gudiga Xallinta khilaafaadka doorashada heer Federaal oo gudoomiye ku meel gaar ah doortay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this