Sign in to follow this  
Deeq A.

Komiishanka Xuquuqal Insaanka Somaliland Oo Walaac Kamujiyay 35 Hablood Oo Loo Xidhay Inay Calanka Soomaaliya Qaateen.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Gabiley)-Komishanka xuquuqal insaanka Somaliland, ayaa walaac kamujiyay xaalada 35 hablood, oo loo xidhay in ay calanka Soomaaliya qaateen.

Hablahan oo magaalada Borama laga soo xidhay 26 Juun, iyagoo sita calanka Soomaaliya, ayuu Komishanku sheegay in aan wali maxkamad lagayn, isla markaana qolalka xabsigu cidhiidhi ku yihiin.

Hoos ka akhriso warbixinta koomishanka oo dhamaystiran:

202172637608065525810754.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this