Sign in to follow this  
Deeq A.

M/weyne-Xigeenka S/land oo daahfuray Shirweynaha Qaran ee Caymiska S/land

Recommended Posts

Deeq A.   

M/weyne-Xigeenka S/land oo daahfuray Shirweynaha Qaran ee Caymiska S/land

 

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa saaka furay Shirweynaha qaran ee Caysmiska.
Shirweynahan oo ay soo qaban-qaabisay hay’adda Caymiska ee Somaliland ayaa lagaga doodayay sidii bulshadda loo fahamsiin lahaa looguna dhiiri gelin lahaa adeega caymiska.
209240190_4043435562436933_5085143035927
210580908_4043435592436930_5844304892100
210043482_4043435619103594_7746774425655
210351953_4043435775770245_6804229655508

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this